Sidee bay u wada shaqeeyaan xukuumadda iyo baarlamaanku? hay,addee awoodda ugu sarraysa leh?

Iyada oo la raacayo nidaamka dimuqraadiga ah oo maanta waddammada adduunka oo dhan ay sheegtaan in ay ku dhaqmaan marka laga reebo tiro yar oo ah waddammada carabta ee boqortooyada ah. Badi waddamada adduunka ee maanta jira waxay sheegtaan in ay ku dhaqmaan nidaamka dimuqraadiga ah. Xataa waddammada khaliijka ee boqortooyda ah waxay sheetaan in... Continue Reading →

Magaalooyinka Soomaalida oo qaab isku-raran ah u fidaya

Dhibaatooyinka ku habsaday dadka soomaaliyeed waxaa ka mid ah iyada oo dhammaan magaalooyinka soomaalida ay u fidayaan qaab isku-raran ah. Muddo dheer ayay dadka soomaaliyeed ku jireen xaalado dagaal, dagganaansho la,aan iyo fawdo. Muddadaas dheer ee sharci darrada iyo faoowdadu ay waddanka ka jirtay waxaa laga dhaxlay in magaalooyinka soomaalidu ay u fidaan qaab isku-raran... Continue Reading →

Blog at WordPress.com.

Up ↑