Ururka ONLF waa urur gobannimodoon ah oo u dagaallama inuu soo dhiciyo xuquuqda aasaasiga ah iyo xuquuqda siyaasiga iyo dhaqaale ee ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed ee daggan deegaanka Soomaalida Itoobiya. Ururka halgankiisa wuxuu socdaa muddo ka badan 30 sano. Ururka ONLF wuxuu dawladda Itoobiya la galay dagaal hubaysan oo dhiig badani uu ku daatay laga... Continue Reading →